Sunday, April 11, 2010

international university of africa

waa jaamacad wayn oo islaamiya ookutaal madaxtooyada dalka soodaan magaalada(khartoum)
jaamacadu horay waxay u ahaanjirtay islaamic center oo waxaa loo furay dadka africaanka si ay islaamka uga bartaan
lakin 20 sano ka hor ayaa jamacad loo badalay

jamacadu waxay ka koobantahay dhowr kuliyadod oo ay ka midtahay
kuliyada shariicadda - cafimaadka - ilkaha- hindisaha - kuliyada culuumta-
kuliyada dhaqaalaha -aadabta -barbaarinta- iyo kuliyada kumbiyuutarka

website ka jaamacada

website ka jaamacada

No comments:

Post a Comment